Madaxweyne Waare oo ka hadlay Qarax lagu dilay Wasiir iyo Xildhibaan oo maanta ka dhacay Sh/Hoose

Madaxweynaha Dowlad Goboleeeka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee  Xildhibaan Axmed Cabdi Faarax Kabaweyne oo ka tirsanaa Baarlamaanka Dowlad Goboleedka  Hirshabelle, iyo Wasiiru Dowlaha Amniga Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya C.qaadir Craxmaan Baraf Oo labaduba Qarax lagula eegtay Duleedka … Continue reading Madaxweyne Waare oo ka hadlay Qarax lagu dilay Wasiir iyo Xildhibaan oo maanta ka dhacay Sh/Hoose